Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee CQS
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee CQS

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 11, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Garyaqaan Madoobe Cabdi Gurey, Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka Sida Puntland.

    Garyaqaan Madoobe oo kasoo jeeda Gobolka Sanaag, ayaa la filayaa in saacadaha soo socda ay Madaxtooyadda Puntland ay shaaciso magacaabistiisa, isagoona intaas kaddib soo dhisi doona Garsoorayaasha kale ee Maxkamada.


    Sidoo kale, Madaxweyne Deni ayaa kala diray Garsoorka Maxkamadaha Ciidanka qalabka sida ee Puntland, kaddib markii ay hareeyeen eedaymo musuq oo is xigxigay bilihii udanbeeyay.


    Waxyaabaha soo dad-dajiyay kala dirista Garsoorka Maxkamadaha ciidanka qalabka sida ee Puntland ayaa waxaa kamid ah sii deynta xubno ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab iyo Daacish, iyadoona ay ugu dambeysay

    baabi’intii xukun dil ah oo Maxkamada darajada koowaad ee Ciidanku ay horey ugu riday Madaxii Amniyaadka Alshabaab oo gacanta lagu dhigay,waxayna ugu badashay 2-sano oo xarig ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.