Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo Qado u sameeyay qeybaha kala duwan ee Bulshada Gobolka Karkaar+VIDEO
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo Qado u sameeyay qeybaha kala duwan ee Bulshada Gobolka Karkaar+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 1, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa munaasabad Qado Sharaf ah u sameeyay Qeybaha kala duwan ee Bulshada Gobolka karkaar, Xafladda oo ka dhacday Beerta Dalxiiska ee Qardho waxaa kala qeybgalay Madaxweyne Deni , Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Abuukaate Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka, Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada , maamulka gobolka Karkaar iyo kan degmada Qardho, siyaasiyiin xilal kasoo qabtay Puntland, hogaanka dhaqanka, culimo, aqoonyahano , dhallinyaro iyo haween.

    Ujeedka kulanka wuxuu ahaa in Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni uu uga mahadceliyo Bulshada Gobolka karkaar sidii weyneyd ee ay usoo dhoweeyeen, iyo inuu kala hadlo bulshada horumarka guud ee ka socda Puntland.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa bogaadiyey sida bulshada gobolku uga qeyb qaadanayso horumarka, wuxuuna ku dhiirigeliyey bulshada in la xoojiyo midnimada iyo illaalinta Nabadda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.