Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo xaliyay Ciidamadii Aaaran-jaan sida khaldan u isticmaaleen
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo xaliyay Ciidamadii Aaaran-jaan sida khaldan u isticmaaleen

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 29, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MW Deni,waxuu ka galay door Nabadoonimo hawsha Ciidankan,waana lasoo afjaray xaalkooda.

    MW,wuxuu booqanaya goobta ay fadhiyaan oo uu kula hadli doono wakhtiyada nagu soo socda.

    Ciidankan,waxaa si khaldan u adeegsaday Aaran-jaan,iyagoo u isticmaalayay ku gaarista danahooda Siyaasadeed iyo dhaqaale.

    Horay,waxay uga reebeen Aaran-jaan Ciidankan Diiwaangelintii iyo tababaradii Ciidamada loo samaynayay.

    Haatan,waxaa muhiim ah in la sameeyo Afar arimood si loosoo afjaro oo aan mardanbe loo isticmaalin…..

    1.In laga kaxeeyo Jimcaale.
    2 In la Diiwaangeliyo oo la tababaro.
    3.In Hubka waa weyn laga xareeyo.
    4.In laga fogeeyo Caasimada iyo agagaarkeeda.

    MW Deni,waa ku amaanan yahay tanaasulka uu ka sameeyay arinkan.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.