Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo xaqiijiyay in aan Doorasho lagu galayn 66-danbe oo Odoyaal soo xulaan.
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo xaqiijiyay in aan Doorasho lagu galayn 66-danbe oo Odoyaal soo xulaan.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Khudbad ay ka muuqato Qiyam iyo Qiimo Dowladnimo,ayuu ka jeediyay Madaxweyne Deni xil ukala wareejintii Taliskii hore iyo midka cusub ee Ciidamada Puntland.

    Si weyn,ayuu u amaanay oo udul istaagay Qiimaha Ciidamada PL ugu fadhiyaan Dalka iyo Dadka.

    MW Deni,wuxuu toos ugu adkaystay in Dalku Aadayo Doorasho Qof iyo Cod ah.

    Ciidamada amaanka,waxuu ka codsaday in ay hirgaliyaan Doorashadaas oo iyagu ay yihiin kuwa lagu hurdo.

    Sidoo kale Ciidamada,waxuu ku tartarsiiyay in ay difaacaan saraynta Sharciga,isagoo sheegay in PL ka gudubtay heer looga baqo gadaal unoqosho.

    Khudbadiisu,waxay iskugu jirtay digniin,hanjabaad,guubaabin,Hogo tusaalayn iyo Dowladnimo.

    Ilaa iyo hada Mucaaradka Kursiga ku haysta mahayaan Nin udhigma ama kusoo dhawaan kara oo Bulshadu uhakato.

    Jibril Qoobey.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.