Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni Ooo fariin adag udiray Dowlada Fadaraalka
    Somalia

    Madaxweyne Deni Ooo fariin adag udiray Dowlada Fadaraalka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 14, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni oo caawa ka hadlayay madal ay kusoo bandhigayeen Gudiga doorashooyinka Puntland habraacooda,ayaa yiri sida tan..

    “Iyadoo hal sano dhiman tahay, Ilaa hadda wax muuqda oo na soo gaaray majiraan, haddii doorasho qof iyo cod ah la hayo halla keeno, haddii aan ku laabaneyno hanaankeenii horena, hallaysu yimaaddo oo halla wada hadlo, wax kale oo laysku dhexwado anigu ma fahmin,”.

    Madaxweynaha oo sii wata dhaleeceyntiisa Dowlada Fadaraalka ee ku aadan qorshaheeda doorasho ee 2021,ayaa yiri markale.

    “Waxaan ku talinaynaa in dalka si miyir qabta danihiisa looga shaqeeyo” .

    Waa fariintii ugu adkayd oo kasoo baxda madaxda ugu saraysa Puntland oo ay uga hadlayaan qorshaha doorasho ee 2021.

    Dad badan oo reer Puntland ah,ayaa hadalka Madaxweyne Deni uriyaaqay una arka mid xaqiiqda ku qotoma.

    Deni waxaa lagu amaanay sanadkii uu talada Puntland hayay sida uu ula xaajaystay Villa Somaliya madaxda fadhida xiligan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.