Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Guusha Madaxweynaha Nigeria.
    Somalia

    Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Guusha Madaxweynaha Nigeria.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 27, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa hambalyo waxa uu u diray Madaxweynaha markale ku guuleystay doorashada dalka ย Nigeria ee Muhammadu Buhari.

    Madaxweynaha Nigeria ayaa ku guuleystay markale doorashadii ka dhacday dalkaas,iyada oo uu si weyn ula tartamayay hoggaamiyaha mucaaradka ahna ku xigeenkiisii Atiku Abubakar,wallow natiijada doorashada uu qaadacay.

    Muhammadu Buhari ayaa sanadkii 2015 ku guuleystay xilka Madaxweynaha Nigeria,waxaana markale uu ku guuleystay Madaxtinimada dalkaas,waxaana uu xilkaasi heyn doonaa mudo 4 Sano ah.

    Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Dalka Nigeria uu yahay isbaheysi iyo  xiriir wanaagsan oo taariikhi ah la leh dalka Soomaaliya,isla markaana ay xoojinayaan,kaidb qoraal uu soo dhigay Bartiisa twitter-ka.

    Mohamed Farmaajoโœ”@M_Farmaajo

    The Government and People of #Somalia congratulate President @MBuhari on his re-election. #Nigeria is a strong historical ally with whom we seek to further strengthen our ties. Congratualtions, President Buhari. I look forward to working with you.3449:58 AM – Feb 27, 2019Twitter Ads info and privacy107 people are talking about this

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.