Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Farmaajo ” Somali waxeeda qofkii u yimaado isaga ayaa u dhimanaayo “
    Somalia

    Madaxweyne Farmaajo ” Somali waxeeda qofkii u yimaado isaga ayaa u dhimanaayo “

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xilli dhawaan Qariirada lagu soo bandhigay Bogga Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya walaac kala duwan ay ku dhalisay shacabka Somaliyed ayaa Madaxweyne Farmaajo wuxuu ka hadlay walaaca dadka qaar ay ka qabaan in la qaato dhul Somali leedahay.

    Xilli uu Khudbad u jeedinaayay Jaaliyadda Somaliyed ee dalka South Afrika ayaa Madaxweyne Farmaajo wuxuu sheegay in loo baahan yahay dadka Somaliyed inay iska dhaafaan walaaca ay muujinayaan ee ku aadan in la qaato dhulkooda.

    Wuxuu sheegay inta qof Somali ah uu soo taagan yahay oo ay ku jirto damiir Somalinimo inaysan dhaceyn in la qaato dhul Somaliyed.

     โ€œMaalmahan waxaad maqleysaa dalkeena waa la qaadanayaa dowlad heblaayo ayaa qaadaneysa, war adiga haddii aad nooshahay dalkaaga sidee loo qaadanayaa, laakiin haddii aad dhimato ama is dhigato waa dhab dalkaaga waa la qaadanayaa waa dal fiican, Somali waxeeda qofkii u yimaado isaga ayaa u dhimanaayo, marka ha is dhiibina qobkiina kor u qaadaa.โ€ Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

     โ€œDad Somali ah oo la adeegsado oo Shisheeye u adeega waa jiraan hal meel aan uga soo wada jeesano, waligood waa jiri jireen, dalkeena isaga ayaan leenahay isaga ayaan ku dhimanaynaa, niyadda khayr u sheega cid dalkeena qaadan karto malahan.โ€ Ayuu hadalkiisa sii raaciyay Madaxweyne Farmaajo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.