Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Gaas oo gaaray Dubai iyo Gudoomiyaha baarlamaanka oo ku biiray waftiga Madaxweynaha
    Somalia

    Madaxweyne Gaas oo gaaray Dubai iyo Gudoomiyaha baarlamaanka oo ku biiray waftiga Madaxweynaha

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 16, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Madaxweynaha dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Dubai ee Dalka Imaaraadka Carabta.
     
    Waftiga Madaxweynaha oo kasoo kicitimay Adis-Aababa oo ay maalmahan hawlo shaqo ujoogeen ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha Dubai kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan dawlada Imaaraadka Carabta .
     
    Dhanka kale waxaa isaguna gaaray dubai oo ku biiray waftiga Madaxweynaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi.
     
    Waxaa la filayaa in maalmaha soo socda ay la kulmaan Madaxweynaha iyo waftigiisa dawlada Imaaraadka Carabta iyo shirkado maalgashi oo Puntland ay la gali doonto heshiisyo waa weyn oo taariikhiya.
     
    Madaxweyne Gaas iyo waftigiisa ayaa Adais-Ababa kula kulmay masuuliyiinta ugu saraysa Dawlada Itoobiya iyo sidoo kale shirkado maalgashi oo Shiinays ah,.
     
     
    La soco wararkayaga danbe iyo socdaalak Madaxweynaha ee Dubai.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.