Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne ku-xigeenka Puntland: Argagixisadu waxay Guddoomiye Axmed ku dileen gaadmo
    Somalia

    Madaxweyne ku-xigeenka Puntland: Argagixisadu waxay Guddoomiye Axmed ku dileen gaadmo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 17, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhi Raajicuun.

    Madaxweyne Kuxigeenka Dawladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa tacsi udiray guud ahaan shacabka soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Puntland, qoyska iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Axmed Muuse Nuur Gudoomiyihii Gobolka Mudug oo kooxaha nabad diidka argagixisadu qarax kula beegsadeen magaalada gaalkacyo, xili uu kasoo baxay xafiiskiisa uu ku gudanayay waajibaadkiisa shaqo.

    “Waxaan uga tacsiyaynayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka reer Puntland, qoys iyo qaraababa geerida ku timid Guddoomiyihii gobolka Mudug Marxuum Axmed Muuse Nuur (Dabakariix), ciidamadii iyo shacabkii kale ee ku wax yeeloobay weerarkii kooxaha argagixisadu la beegsadeen”.

    Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa ilaahay uga baryay shuhadadii ku geeriyootay qaraxaas, inuu naxariistiisa jano ku abaal mariyo, inta dhaawaca ahna u boogo dhayo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.