Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicaziiz Maxamed Xasan Lafta-gareen, ayaa wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Koonfur Galbeed Cabdullaahi Cali Watiin.