Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicaziiz Maxamed Xasan Lafta-gareen, ayaa wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Koonfur Galbeed Cabdullaahi Cali Watiin.
GAROOWE: Puntland oo xirtay Akoonadii maleeshiyaadka Xassan Shiikh lacagta loosoo marin jirayOctober 29, 2026