Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye (QoorQoor), ayaa dhameystiray Golaha wasiirrada DGGM, isagoona magacaabay 25 Wasiir ku-xigeen iyo 11 Wasiiru-dowlayaal.