Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Garoowe: 22 March 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo.