Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Siciid Deni iyo Madaxweyne Xasan oo si weyn ukala sii fogaaday
    Somalia

    Madaxweyne Siciid Deni iyo Madaxweyne Xasan oo si weyn ukala sii fogaaday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 23, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sida ay sheegayaan warar aan ka helayno Ilo lagu kalsoonaan karo Deni iyo Xasan si weyn ayay ukala tageen.

    Kama qaybgalayo Deni Shirka Madasha ee May-15 lagu qabanayo Dhuusamareeb,waana kala dhaqaaqeen Xasan si kama danbaysa,sida wararku sheegayaan.

    Deni,waxuu isku diyaarinayaa in uu PL sii joogo mudo xileedka Xasan uharsan,si uu fursad ugu sii helo la loolanka Xasan.

    Halka Xasan udiyaar garoobayo 8-bilood kadib doorashada Madaxweyne ee PL iyo la dirirka Deni.

    Imaaraadka iyo Itoobiya waa ku guulaysan waayeen isfahansiinta Labada Nin ugu danbayn,waana fashilmeen wax walba oo lawaday,ayay wararku sheegayaan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.