Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynihii hore Ee DDS Cabdi Iley oo markale Maxkamad la hor keenay
    Somalia

    Madaxweynihii hore Ee DDS Cabdi Iley oo markale Maxkamad la hor keenay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynihi hore ee DDSI Cabsi Maxamud Cumar aya Manta markale Maxkamad laso taagay iyadoona Xeer ilaalinta Ethopia ayaa sheegtay in 47 Qof oo uu kamid yahay Madaxweynihi hore ay ku lug lahaayen Dhacdadii 4ti Augosto ee Sanadki hore ka dhacday Magaalada Jig Jiga.

    Rabshadahaasi waxa ku Geeriyooday 59 Qof waxana ku Dhaawacmay 266 Qof halka Hanti ka badan 412 Milyan oo Bir ay ku baaba’day.

    Lix Qofย oo uu ka mid yahay Cabdi Maxamuud Cumar ayaa hada gacanta lagu haaya waxaana Dalka Gudihisa iyo Dibadiisaba ku maqan 41 Qof iyadoo Dadkaasi intooda badan ay ku sugan yihin Gudaha Ethopia.

    Dadka Falkaasi ka danbeeyay ayey Xeer Ilaalintu sheegtay in ay kamid ahaayen Masuliyin katirsan Maamulki hore’ Dhalinyaradi Heegada iyo qaar kamid ah Ciidamada Liyuu Booliska.

    Todobo Cisho kadib aya dib loogu soo noqon doona Maxkamada si loo dhageysto Garyaqaanada Matalaya Labada dhinac.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.