Madaxweynihii hore ee Galmudug ย Cabdkariim Xuseen Guuleed ayaa baaq ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka ka jirta.
Cabdikariin Guuleed ayaa war saxaafadeedka uu soo saaray waxa uu ku qoray baaqyo uu u jeedinayo xukkuumada federalka,baarlmaanka iyo xisbiyada mucaaradka.
Halkan hoose ka aqriso war saxaafadeedka uu soo saaray Cabdikariin Guuleed.



