Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay yihiin Maleeshiyaadka ku dhow 2-da Kun Ee Buurta Gacan Libaax galay?
    Somalia

    Maxay yihiin Maleeshiyaadka ku dhow 2-da Kun Ee Buurta Gacan Libaax galay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 29, 2023Updated:July 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ku dhawaad 1500 oo Nin oo ku hubaysan Hub ay ku jiraan 50-BKM,ayaa galay Buurta Gacan Libaax oo aan Caasimada Hargaysa sidaa uga fogayn.

    Beesha Garxajis,ayay kasoo jeedaan Maleeshiyaadkan,waxayna ka gadoodeen Doorashada Xisbiyada iyo Madaxtooyada ee lakala hormariyay.

    Garxajis,waxay tirsanayaan in 30-kii Sano ee ay jirtay Somaliland la Gacan bidixeeyay oo Gaashaanbuur loo yaqaan (Jeegaan) oo ay ku bahoobeen Beelaha Habar Awal iyo Habar-jeclo loo dhistay.

    Haatan,waxay aaminsan yihiin in la joogo wakhtigii ay dulmiga iska dulqaadi lahaayeen,waxaana muuqata in Bulshada caadiga ah ee Beeshu ay qayb ka tahay Kacdoonkan.

    Maamulka Muuse Biixi,waxuu udiray Ciidan Gacan Libaax ka hortaga Ragaas is urursaday,balse way ku adkaan doontaa la tacaalidooda oo kama dagaallami karo Labo furin (Gooja-cade iyo Gacan Libaax).

     

    Halkan ka daawo Haweenka Beeshaas oo dubaya Sabaayad ay ku taageerayaan Ciidanka

    Ku dhawaad 1500 oo Nin oo ku hubaysan Hub ay ku jiraan 50-BKM,ayaa galay Buurta Gacan Libaax oo aan Caasimada Hargaysa sidaa uga fogayn.

    Beesha Garxajis,ayay kasoo jeedaan Maleeshiyaadkan,waxayna ka gadoodeen Doorashada Xisbiyada iyo Madaxtooyada ee lakala hormariyay.… pic.twitter.com/MOsohgQDpp

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) July 29, 2023

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.