Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka iyo Iran oo wada hadalo toos ah dhexmarayaan
    Somalia

    Maraykanka iyo Iran oo wada hadalo toos ah dhexmarayaan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 8, 2025Updated:April 8, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa Shaqeeyay cadaadiskii Maraykanka ee Iran ee ugu danbeeyay Garaacista Xuutiyiinta Yemen iyo hanjabaadii weerar ee Trump.

    Iran,waxay ogolaatay Miiska in ay timaado oo ka xaajooto arimaha laga rabo….

    1.Hankeeda samaysashada Hubka Niyukleerka ah.

    2.Isticmaalkeeda Xuutiyiinta Yemen ee carqaladaysay amniga marinka muhiimka ah.

    Iran mahaysato kala doorasho badan oo waa lasoo koobay,waxaana laga burburiyay awoodaheedii Siiriya,Iraq,Lumnaan iyo Xamaas.

    Wakhtigu,waa ku fooraraa Shiicada,waxayna ku khasban yihiin Labo mid….

    B.Dagaal toos ah oo aysan uhayn awood.

    T.Wada xaajood uu ka dhasho tanaasulaad waa weyn.

    Maraykanku ma rabo in uu meesha ka saaro Wadaada Iran,sababtoo ah,waa mid ka mid ah Kaararka uu isticmaalo saamayntiisa Bariga Dhexe.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.