Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo dukheeyay Xarumaha Niyukleerka Iran
    Somalia

    Maraykanka oo dukheeyay Xarumaha Niyukleerka Iran

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump,ayaa ku dhawaaqay in weeraro ay ku qaadeen xarumaha Niyukleerka Iran ay ufuleen sidii loogu talagalay.

    US President Donald Trump says that the “US has conducted “very successful” strikes on Iranian nuclear facilities at Fordow, Natanz and Isfahan”.

    Xarumaha Maraykanku garaacay,waxay kala yihiin…

    1.Fordow.

    2.Isfahan.

    3.Natans.

    Mw Trump,ayaa udigay Iran,isla markaana uqabtay Laba Todobaad in ay kusoo fariistaan miiska wada xaajoodka,balse Wasiirka arimaha dibada Iran,ayaa sheegay ilaa ay Israa’iil joojiso weerarada in aysan la bilaabayn Maraykanka wadahadal.

    Weeraradan,ayaa imaanaya,iyadoo uu socdo ku dhawaad Laba Todobaad dagaal Cirka ah oo udhaxeeya Iran iyo Israa’iil oo socda.

    Dukhayntan,waxay ka dhigan tahay in Maraykanku ku biiray dagaalka udhaxeeya Iran iyo Israa’iil ugu danbayn.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.