Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo hanjabaad hor leh udiray Putin iyo Kim Jong-un
    Somalia

    Maraykanka oo hanjabaad hor leh udiray Putin iyo Kim Jong-un

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Mareykanka, Mathew Miller, ayaa Isniinti u sheegay wariyeyaasha, in Mareykanka u diyaar u yahay inuu soo rogo cuno qabateyn hor leh, hadii Vladimir Putin iyo Kim Jong-un ay ku heshiiyaan in Kuuriya laga iibsado hub, kahor kulankooda magaalada Vladivostok ee dalka Ruushka.

    “Waxaan doonayaa in aan labada dal xasuusiyo in hub laga keenay Kuuriyada Waqooyi loo wareejiyo Ruushka ay xadgudub ku tahay go’aanno dhowr ah oo ka soo baxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.

    Waxaan cunaqabateyn buuxda ku soo rognay shaqsiyaadka hubka siiya Ruushka, waana sii wadi doonnaa inaan cunaqabateyno hor leh soo rogno hadii loo baahdo,” ayuu yiri Matthew Miller.

    Mareykanka,ayaa rumeysan, in Ruushka uu doonayo inuu hub ka iibsado Kuuriyada Waqooyi, gaar ahaan taangiyo dagaal.

    Mathew Miller,ayaa bayaan uu soo sara ku sheegay in Putin “uu Kim Jong-un weydiistay kaalmo millatari.”

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.