Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo joojiyay Dhoolatus uu ku samayn lahaa Berbera
    Somalia

    Maraykanka oo joojiyay Dhoolatus uu ku samayn lahaa Berbera

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 13, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Maraykanka,ayaa joojisay Dhoolatus Millateri oo ay ka samayn lahayd Berbera 15-bishan Feb.

    Dhoolatuskan,waxaa ka qaybgeli lahaa Dalal badan sababaha ay ku joojiyeen ayey ku sheegeen xaaladaha Amni xumo ee soo wajahay Gobollada Waqooyi Somaliya.

    Maraykanku wuxuu sheegay in ay si dhow ula soconayaan xaaladda Amni ee Gobolladan.

    ”We regret to announce that the military exercise planned to be held in Berbera has been cancelled due to security threats and instability in the area. The safety of our personnel and the public remains our top priority, and we will continue to monitor the situation closely.”

    ”Waxa aanu ka xunahay in aanu shaacino in dhoolatuskii Ciidan ee la qorsheeyay in lagu qabto magaalada Berbera uu baaqday sababo la xiriira khalkhal amni iyo xasilooni daro ka jirta deegaanka,Badbaadada shaqaalaheenna iyo shacabka,ayaa weli ah mudnaantayada koowaad,waxaanan sii wadi doonnaa inaan si dhow ula soconno xaaladda.”

    Waa waxa ugu yar ee ay Somaliland ku wayday xasuuqa Shacabka Laascaanood.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.