Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo Kenya udhisaya Laami Dhererkiisu gaarayo 500-KM
    Somalia

    Maraykanka oo Kenya udhisaya Laami Dhererkiisu gaarayo 500-KM

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanka,ayaa udhisaya Kenya Wado (High Way) ah oo isku xiraysa Mombasa-Nayrobi taasoo ku kacaysa $3.6bn.

    Dhererka Wadada,ayaa gaaraya 440km,waxa ayna barbar socon doontaa tan Tareenka ee shiinuhu horay ugu dhisay.

    Booqashada MW Kenya ee Maraykanka,ayaa Mashruucan lagu kala saxiixday.

    Waa talaabo loo baahnaa si saamaynta Afrika ee Shiinaha loo yareeyo,isla markaana ay soo noolaato saamaynta reer Galbeedka.

    Loolanka Juquraafiga Siyaasiga ee Caalamka,ayaa soo dadajiyay saamaynta Maraykanka ee Afrika oo soo xoogaysanaysa.

    Somaliya way ka faa’idaysan kartaa tartanka Galbeedka iyo Shiinaha iyo loolanka Juquraafiga haday la timaado midnimo ay kuwada dhistaan Dowladnimo xushmo ku dhex yeelata caalamka sida tan Kenya.

    Afrika markay timaado Shiinaha iyo Galbeedka,waxaa ehel u ah Galbeedka una macno badan

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.