Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo ku hawlan isfahansiinta Xasan Shiikh iyo Siciid Deni.
    Somalia

    Maraykanka oo ku hawlan isfahansiinta Xasan Shiikh iyo Siciid Deni.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanku,wuxuu ku hawlan yahay isfahansiinta Xasan Shiikh iyo Siciid Deni.

    Todobaadka danbe,waxay ubadan tahay in Siciid Deni iyo Madax sare oo Maraykan ah ku kulmaan Nayrobi.

    Sidoo kale,waxay la kulmi doonaan Xasan Shiikh oo Maanta laga sugayo Nayrobi.

    Kadib kulamadaas Madaxda Maraykanku,waxay ubadan tahay in ay wada hadalsiiyaan Deni iyo Xasan Shiikh.

    “US Charge d’affairs will meet Deni in Nairobi next week. Possible meeting between HSM and Deni may follow it soon”.

    Ma cada in uu guulaysan doono dadaalka Maraykanku wado oo ugu danbayn Labada Nin ee Wadanka ugu awooda badan dhanka Siyaasada ay is fahansiiyaan.

    Waxaa jiray Shir Beesha Caalamka iyo Puntland ah oo ka dhici lahaa Garowe,kaasoo looga wada xaajoon lahaa wada shaqaynta Labada dhinac,balse haatan umuuqda in uu dib udhici doono.

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.