Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo ku xoojiyay Israa’iil Laba Markab oo dagaal
    Somalia

    Maraykanka oo ku xoojiyay Israa’iil Laba Markab oo dagaal

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    In ka badan 300,000 oo Askari oo Israa’iili ah,ayaa heegan ku ah Xadka ay la wadaagaan Qasa.

    Maraykanku waxa uu udhaqaajiyay Laba Markab oo kuwa Diyaaradaha xanbaara oo garab istaagaya Ciidamada Israa’iil.

    Israa’iil,waxay qorshaynaysaa duullaan kama danbays ah.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    In ka badan 300,000 oo Askari oo Israa’iili ah,ayaa heegan ku ah Xadka ay la wadaagaan Qasa.

    Maraykanku waxa uu udhaqaajiyay Laba Markab oo kuwa Diyaaradaha xanbaara oo garab istaagaya Ciidamada Israa'iil.

    Israa'iil,waxay qorshaynaysaa duullaan kama danbays ah.

    Jibril Qoobey. pic.twitter.com/IYCPGg6JmS

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) October 12, 2023

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.