Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo la ogaaday in uu isticmaalka Buufinka Basaaska ah kaga horeeyay Shiinaha
    Somalia

    Maraykanka oo la ogaaday in uu isticmaalka Buufinka Basaaska ah kaga horeeyay Shiinaha

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Maraykanka,ayaa si adag u diiday eedaha uga yimi dalka Shiinaha ee ku saabsan, in Maraykanku uu sannadkii hore dul mariyey hawada dalkaas, in ka badan 10 buufimood oo ah kuwa wax basaasa oo ku duulaya joog aad u sarreeya.

    Arrintan ayaa ku soo beegmaysa iyada oo xiisadda labada dal ay meel sare marayso, ka dib markii ay ciidamada Maraykanku ay soo rideen boofin ka timi dalka Shiinaha oo soo gashay hawada Maraykanka.

    Afhayeenka golaha amniga qaranka ee Aqalka Cad, John Kirby ayaa u sheegay telefishanka MSNBC “inaanay run ahayn eedaha ka yimi Shiinuhu, isla markaana aanu Maraykanku dul marin wax buufimo ah”

    Shiinaha ayaa qirtay in mid ka mida buufimahoodu inay muddo sideed maalmood ah, dul heehaabaysay hawada dalka Maraykanka, ka hor intii aanay soo ridin, diyaaradaha dagaalka ee Maraykanku bishii February 4-teedii.

    Bejieng ayaa ku doodaysa buufimada lagu arkay hawada Maraykanku inay ahayd mid loo isticmaalayey dhinaca saadaasha hawada, hase ahaatee laamaha ammaanka ee Maraykanka ayaa iyagu qaba in aaladdan loo isticmaalayey basaasnimo.

    VOA.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.