Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo Qatar uga Mahadceliyay doorkeeda sii daynta Muwaadiniinteeda Ee Xamaas
    Somalia

    Maraykanka oo Qatar uga Mahadceliyay doorkeeda sii daynta Muwaadiniinteeda Ee Xamaas

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xoghayaha arimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken,ayaa ka hadlay ka qayb qaadashadii Dowlada Qadar ee sii daynta Labadii Maxbuus ee Maraykanka u dhashay Judith iyo Natalie Raanan, ee ay Gacanta ku hayeen Xamaas.

    “Waxaan doonayaa inaan u mahad celiyo dawladda Qdar, waxay ahayd caawinaad muhiim ah” ayuu yiri xogahayaha Maraykanka. Balse wuxuu sheegay inuusan si toos ah uga hadli karin faahfaahinta hoose ee doorka Qadar.

    Waxa kale o ouu sheegay in dadaalo ay ku sii deynayaan muwaadiniin kale oo maraykan ah ay wadaan.

    Judith Raanan iyo Gabadheeda Natalie,ayaa laga sii daayay Qasa sida ay shaaciyeen masuuliyiinta Israa’iil.

    Hooyadaan iyo Gabadheeda,ayaa intaan la Afduuban ka hor booqasho ku tagay Nahal Oz kibbutz oo ay degan yihiin qaraabadooda,iyaga oo halkaas kula kulmay weerarkii Xamaas ee dhacay 7-dii bishan Oktoobar.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.