Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo si adag uga hor yimid qorshaha Xasan Ee JL
    Somalia

    Maraykanka oo si adag uga hor yimid qorshaha Xasan Ee JL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Si adag,ayuu uga hor yimid Safiirka Maraykanka ee Somaliya qorshaha Xasan Shiikh ee Jubaland.

    ‘Waa la soconaa oo waa daawanaynaa sida BC ee kale waxa ka socda JL,waxayna nagu leedahay dareen”Ayuu yiri Safiirka.

    Safiirka,ayaa erayo adag u adeegsaday diidmada in JL colaad laga huriyo oo waliba DFS ay khaladkaas gasho.

    Safiirku,waxa uu dul istaagay cida kaliya ee ka faa’idaysa dagaal ka dhaca JL in ay tahay Shabaab.

    “Waa khalad weyn in dib loo galo khaladkii la galay 2019’Ayuu yiri Safiirka Maraykanka ee Somaliya.

    Si guud BC,waa ku diiday Xasan colaada Raaskanbooni oo kulan Xalay dhacay,ayay si cad ugu sheegeen in uu soo celiyo Ciidanka,isla markaana jooji dagaalka.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/VID-20241210-WA0006.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.