Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo ku dhiiranaya helida Greenland
    Somalia

    Maraykanka oo ku dhiiranaya helida Greenland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 29, 2025Updated:March 29, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    M.xigeenka Maraykanka,ayaa booqasho ku tagay Greenland oo ah DG hoos yimaada Boqortooyada Danmark.

    Booqashada M.xigeenka Maraykanka,waxaa ka xumaaday Danmark oo aan raali ka ahayn imaanshihiisa.

    Fariinta booqashadan ay dirayso,ayaa ah…”Rabitaanka Maraykanka ee Greenland gorgortan kuma jirto,isla markaana cid looga haybaysanayo ama lagu tixgelinayo majirto”.

    Danmark oo ah Sxb iyo Gaashaanbuur Maraykan oo soo jireen ah,ayuu si cad uweeraray M.xigeenka Maraykanka.

    Danmark,wuxuu ku dhaleeceeyay sida ay ula dhaqantay Dadka Greenland iyo sida ay udayacday muhiimada Dhulkan istiraatiijiga ah.

    Maraykanku,wuxuu ku doodayaa Danmark awood ay ku maarayso maleh Greenland oo muhiim u ah amniga caalamka.

    Ruush iyo Shiine lama goosgoosan karto Danmark ee waa in aan Anagu haynaa Greenland,ayuu Maraykan taagan yahay.

    Greenland oo ah Jasiirad leh Kayd Macdan,Saliid iyo Gaas oo ku taal meel muhiim u ah xasiloonida caalamka iyo Ganacsiga Marakaynku,wuxuu ku leeyahay Saldhig weyn oo Milleteri.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/03/AQO7HOGtBnr-8ByZD6a8yvmS9g1qYgCc9ovPWvs3UsuXeRUc6H5JvTeEJnqUB0GY3CA2Bfbrnl6dqyiKoXGwWEEn.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.