Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Richard Riley, ayaa maanta sheegay in dowladda Mareykanka ay si rasmi ah u cafisay 1.14 bilyan oo dollar oo Soomaaliya lagu lahaa.
“Tallaabadan ayaa qayb ka ah dadaallada socda ee lagu caawinayo kobcinta dhaqaalaha Soomaaliya iyo xoojinta xasilloonida”Ayuu yiri Safiirka Mareykanka.
2020,ayuu Mareykanku uballanqaaday cafinta dayntan,waxayse dhaqan gashay 2024.
Waa dhawaaq fiican oo Somalida usoo yeeray.
Halkan ka daawo muuqaalka