Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo Turkiga uga Mahadceliyay heshiisiinta Somaliya iyo Itoobiya
    Somalia

    Maraykanka oo Turkiga uga Mahadceliyay heshiisiinta Somaliya iyo Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “US Secretary of State Antony Blinken thanks Türkiye for facilitating agreement between Somalia, Ethiopia during his visit to Turkish capital”

    Erdogan,waa kasoo baxay Shaqadii loo diray ee ahayd in uu heshiisiiyo Somaliya iyo Itoobiya,waana lagu amaanay.

    Maraykanka,wuxuu diidayaa in xasarada Gobolku kor ukacdo oo ay ka faa’idaystaan Quwado kale oo uu ka ilaalsanayo.

    Turkigu sidiisaba,waa Gacmaha Maraykanku isticmaalo,gaar ahaan Erdogan,waxa uu rabaa markale in uu isku soo taago Doorashada Dalkiisa Dastuurkuna uma ogola,waxaase jirta qorshe Doorashada xiligeeda looga soo hormarinayo,taasoo fursad uu isku sharaxi Karo oo Sharciyadeed ugu dhex jirto.

    Reer Galbeedka ugu horeeyo Maraykanka in ay Indhaha ka laabtaan,ayuu rabaa,waana sababta ugu muujinayo dabacsanaan siyaada ah.

    Todobaadkan Laba Shaqo,ayuu kasoo dhalaalay,kuwaasoo kala ah…

    1.Siiriya isbadalka ka dhacay.
    2.Somaliya iyo Itoobiya khilaafkooda.

    Marka laga soo tago in uu Turkigu ku jiro Natto,hadana Maraykanku, waxa uu ku leeyahay Saldhig Milleteri oo ah midkii laga garaacayay 10-kii Sano ee udanbeeyay Ciraaq iyo Wadamo kale.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.