Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo ucadeeyay mowqifkiisa MOU Dowlada Itoobiya
    Somalia

    Maraykanka oo ucadeeyay mowqifkiisa MOU Dowlada Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 14, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Maraykanku,waxa uu taageerayaa midnimada iyo Madaxbanaanida Qaran ee Somaliya,iyo Itoobiya iyo Somaliya oo ah Sxb isku dhow oo wada Shaqeeya,waxuu codsanayaa Itoobiya in ay Somaliya ka caawiso la dagaallanka Dhalinyarada xagjiriinta ah,waxaan rajaynaynaa in ay helaan Wado Laba Wadan kuwada Shaqayn karaan oo isku kaashaan karaan,waxaana hogaamiyayaasha Gobolka ka dalbanay in ay xal uhelaan khilaafka Labada Dal”.Ayuu yiri Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika uqaabilsan Maraykanka.

    Waa war weyn oo kasoo baxay hogaanka Caalamka Quwada haysa.

    Hadalka Maraykanka,waa fariin ku socota Dal walba oo ku mashquulsan kala dhantaalida Midnimada Somaliyed.

    Sidoo kale,waxa uu amar iyo usheegid ku yahay Itoobiya iyo hogaamiyaheeda Abiy iyo SL iyo hogaamiyaheeda Muuse.

    Dhanka kale hadalka Maraykanku, waxa uu hoga tusaalaynayaa Somaliya oo loo tilmaamay jihada laga rabo in ay aado,taasoo ah in ay joojiso hadalada xanafta leh ee colaada sii abuuraya,isla markaana,waxaa loo sheegay in ay la timaaado fikrad iyada iyo Itoobiya Walaalayn Kara.

    Sida muuqata aragtida Maraykanka ee ku dhisan Diblomaasiyad heerkeedu sareeyo oo lagu jaangooyay Siyaasad aan caadifaysnayn lama jaanqaadi karto Wasaarada Arimaha Dibada Somaliya ee Fiqi hogaaminayo.

    Diblomaasiyada Somaliya,si ay ula goo’s goosato Diblomaadiyadaha Caalamka ee qaan gaaaray,waa in Fiqi laga kaxeeyaa oo la Keenaa Wasiir Rugcadaa ah iyo koox la Shaqaysa oo khibrad leh.

    Maraykanku,waa  uhiiliyay Somaliya,xataa hadii dantiisu sidaa gashay,waxaana Siyaasadooda ku jaangooya hadba Maraykanku dhanka uu aado Dowlado waa weyn oo caalamka ah.

    Hadaladan,ayuu ka jeediyay Ergayga Maraykanka ee Geeska Afrika kulan uu la qaatay Madaxda Itoobiya.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/09/459402050_8477296475667187_683948510897252899_n.mp4

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.