Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo udiraya Abiy wefti sare oo ku cadaadiya ka laabashada heshiiska SL
    Somalia

    Maraykanka oo udiraya Abiy wefti sare oo ku cadaadiya ka laabashada heshiiska SL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kaaliyaha Xoghayaha Arimaha Dibada Maraykanka Molly Phee,ayaa u safri doonta Itoobiya Toddobaadka soo socda.

    Socdaalkeedu,wuxuu ku aadan yahay ka qaybagalka Shirwaynaha Midowga Afrika ee Sanadlaha ah.

    Marka laga soo tago ka qaybgalka Shirweynaha Midowga Afrika,waxay kaloo balansan yihiin oo ay la qaadan doontaa kulan muhiim u ah Gobolka RW Abiy.

    Arimaha Miiska saaran ee ay kala xaajoondoonto Abiy,waxaa ka mid ah…

    1.Xasiloonida gudaha ee Itoobiya oo sii xumaanaysa oo ay ugu horeeyaan colaada Amxaarada iyo xaalada Gobolka Tigreega.

    2.Walaaca Maraykanku ka qabo heshiiskii sharci darada ahaa ee Itoobiya iyo Somaliland MOU.

    Maraykanku si gaar ah,wuxuu u arkaa heshiiskaas kaas inuu khatar ku yahay amniga Qaranka Maraykanka iyo xasiloonida Gobolka.

    Waxaa la filayaa in Abiy la gaarsiiyo fariintii ugu danbaysay ee Maraykanka oo ku Aadan Heshiiskaas.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.