Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo weeraray gudaha caasimada Venezuela
    Somalia

    Maraykanka oo weeraray gudaha caasimada Venezuela

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 3, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanka,ayaa weerar ku ekeeyay gudaha caasimada Caracas ee Venezuela,sida ay xaqiijinayaan xogo laga helayo Aqalka Cad.

    Qaraxyo waa weyn,ayaa laga arkayaa agagaarka Saldhig Milleteri iyo goobo kale.

    Waxaa kaloo dusha magaalada heehaabaya diyaaradaha qumaatiga ukaca ee Milleteriga Maraykanka.

    Venezuela,waxay wajahaysaa waxa loogu yeeri karo ( Dib u edbinta Latin America) oo Maraykanku wado.

    Maduro oo ah Mw Venezuela ayay Maraykanku madaxiisa saareen $50 Milyan ama isaga iyo Qoyskiisu in ay iskaga baxi karaan Dalkaas.

    Waxaa la fahansan yahay Madaxweynihii hore ee Venezuela Hugo in lagu dilay xanuunka Kansarka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dib U Eegista Dastuurka yaa awood uleh in ay fuliso?

    March 4, 2026

    Puntland oo canbaaraysay Afduubka lagula kacay Lataliye ka tirsan Madaxtooyada PL

    March 4, 2026

    Madaxweyne Trump oo si adag udhaleeceeyay Rw Uk

    March 3, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dib U Eegista Dastuurka yaa awood uleh in ay fuliso?

    Puntland oo canbaaraysay Afduubka lagula kacay Lataliye ka tirsan Madaxtooyada PL

    Madaxweyne Trump oo si adag udhaleeceeyay Rw Uk

    Puntland:-War-murtiyeedka Shirkii Wadatashiga Puntland (02 March 2026

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Maraykanka-Israa’iil iyo Iran?

    Wakiilka QM,wuxuu gaarsiiyay Aadan Madoobe Warqad ka socotay BC .

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Maraykanka-Israa’iil?

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Maraykanka/Israa’iil iyo Iran

    Xasan Shiikh oo hawada ka celiyay diyaaradii siday Xildhibaanada PL ku matalayay Baarlamaanka

    Madaxweynaha PL oo wadatashi ugu yeeray Xildhibaanada Labada Aqal Baarlamaanka Fadaraalka ku matala PL

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.