Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo weeraro jawaab celin ah ka fuliyay Bariga Dhexe
    Somalia

    Maraykanka oo weeraro jawaab celin ah ka fuliyay Bariga Dhexe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 4, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Lataliyaha Amniga Qaranka Mareykanka Jake Sullivan,ayaa sheegay in ay jiri doonaan tillaabooyin dheeri ah oo Mareykanku jawaab uga bixinayo weerarkii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Urdun ay ku dileen Saddex Askari Axadii lasoo dhaafay.

    Sidoo kale duqeymo cirka ah oo ay si wadajir ah u fuliyeen dowladda UK oo lagu beegsaday fallaagada Xuutiyiinta ee ka dagaalanta dalka Yemen.

    Mareykanka,ayaa duqeymo dhanka cirka ah ka geystay bartilmaameedyo ay Iran taageerto oo ku yaalla Suuriya iyo Ciraaq.

    “Wixii dhacay Jimcihii wuxuu ahaa bilowgii, ma ahan dhammaadka, jawaabteena, waxaana jiri doona tillaabooyin badan – qaar ayaa la arkay, qaar laga yaabee inaan la arkin,kumana tilmaami doono inay tahay olole ciidan oo furan.”Ayuu yiri Lataliyaha Amniga Qaranka  Maraykanka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.