Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanku,wuxuu usoo jeedaa xilligan Somaliya si ka xoog badan mudooyinkii hore.
    Somalia

    Maraykanku,wuxuu usoo jeedaa xilligan Somaliya si ka xoog badan mudooyinkii hore.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Agaasimaha CIA waxaa lagu tilmaamaa Ninka Afraad marka laga eego dhanka awooda Dowladnimo ee Maraykanka oo ah Quwada Dhaqaale iyo Milleteri ee caalamka.

    Imaanshihiisa Muqdisho ma’ahan mid fudud oo iska timid,waxayna xanbaarsanayd fariimo kala duwan oo dhamaantood Somaliya u ah hiil iyo garab.

    “Hadaan nahay Maraykan,waxaa naloo haysta in ay Gacantayada ku burbureen Dowlado Islaam ah oo badan marka waan idin dhisaynaa ee idinkuna isqabsada oo Dowladiina dhista”Ayuu ku yiri MW Xasan.

    Sidoo kale,wuxuu ka yiri xadgudubka Itoobiya..

    “Abiy kama yeelayno in uu gudaha ugalo Somaliya,wuxuu ku lug yeeshay colaadii Tigreega iyo mida Amxaarada ma rabno in uu colaad kale ka shido Geeska”.

    Shirkii IGAD,way ka maqaam saraysiiyeen heer Safiir,waxayna usoo direen Maraykanku Ergayga Geeska Afrika,kaasoo ka jeediyay hadallo cad cadaa.

    Danaynta caalamka hadii loo helo Somali umidowda waa soo kaban karaa si dhakhso ah.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.