Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mareykanka go’aan cusub ka qaatay Degaameynta Israel ee dhulka Falastiiniyiinta.
    Somalia

    Mareykanka go’aan cusub ka qaatay Degaameynta Israel ee dhulka Falastiiniyiinta.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 19, 2019Updated:November 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Mareykanka ayaa ka laabatay go’aan ay aamin saneed mudo tobonaan sano ah, kaasi oo ahaa in ay sharci daro tahay deegaameenta ay Israel ka wado dhulka Falastiiniyiinta gaar ahaan Daanta Galbeed.

    Masuuliyiinta Falastiin, kooxo udooda xuquuqda aadanaha, iyo siyaasiyiin caan ah ayaa cambaaray’yay go’aanka dowladda Mareykanka.

    Xoghayaha Arrimaha Dibadea ee Dowladda Mareykanka Mike Pompeo ayaa sheegay in maamulka Trump uu qaadacay dhamaan qaraaradii hore ee sharci darada looga dhigayayay deegaameenta ay wado Israel.

    Ra’iisul Wasaaraha Israel ayaa soo dhaweeyay go’aanka maamulka Trump.

     Midowga Yurub ayaa dhankiisa kasoo horjeestay go’aanka Mareykanka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.