Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mareykanka oo ceyriyay 21 ka mid ah Saraakiil uu u tababarayay Sacuudiga.
    Somalia

    Mareykanka oo ceyriyay 21 ka mid ah Saraakiil uu u tababarayay Sacuudiga.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 14, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Maraykanka ayaa dalkeeda ka cayrisay Saraakiil ay u tababaraysay Dowladda Sacuudiga iyadoo ku eedaysay in ay xambaarsan yihiin fikir arga gixiso.

    Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidanka Cirka Sacuudiga oo lagu magacaabo Maxamed Saciid Alshamrani, oo 21 jir ah, ayaa horaan dilay seddex badmaax oo u dhashay maraykanka isla markaana dhaawacay sideed kale ka hor inta uusan si xun u rasaaseyn kuxigeenka sheriff inta lagu gudajiray shilkii ka dhacay Pensekaalo, Florida,

    Weerarkaasi ayaa saamayn xoogan ku yeeshay xiriirka diblomaasiyadeed ee ka dhaxeeya dowladdaha maraykanka iyo Sacuudiga.

    Wali ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Dowladda Sacuudiga oo ay uga hadlayso talaabada ay Xukuumada Washington dalkeeda uga soo eriday Saraakiishaasi tababarka uu socday.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.