Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mareykanka oo digniin u diray sarkaalka duulaanka ku ah Tripoli
    Somalia

    Mareykanka oo digniin u diray sarkaalka duulaanka ku ah Tripoli

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 16, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dawladda Maraykanka ayaa uga digtay sarkaalka ku duulay dawladda Libya ee la aqoonsanyahay inuu sii wado dagaalka.

    War ka soo baxay aqalka cad ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in xukuumadda Washington ay ka walaacsantahay xaaladda Libya, si gaar ah duulaanka uu ku hayo sarkaalka la yiraahdo Jeneraal Khaliifa Haftar.

    Afhayeen u hadlay aqalka cad ee Maraykanka ayaa sheegay inay taageerayaan dawladda la aqoonsanyahay waxaana uu intaa ku daray in maleeshiyaadka uu wato Jeneraal Haftar ay tilaabo ka qaadayaan haddi ay dagaalka sii wadaan.

    Warkaan waxaa sidoo kale lagu sheegay in dawladda Rushka ay ku lug leedahay colaada Libya ka taagan ayagoo taageeraya sarkaalka ku duulay caasimada dalkaas ee Tripoli.

    Warbixin dhawaan lagu qoray wargeyska New York Times ayaa lagu sheegay in ciidamada uu wato sarkaalka la yiraahdo Khaliifa Haftar ay taageero ka helaan dawlado ay ka mid yihiin Imaaraatka Carabta, Masar iyo Rushka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.