Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mareykanka oo doonaya inuu qabsado Markab ay lee dahay Iran oo Britain sii deysay
    Somalia

    Mareykanka oo doonaya inuu qabsado Markab ay lee dahay Iran oo Britain sii deysay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waaxda Cadaalada ee dalka Mareykanka ayaa warqad xiritaan ah u jartay markabkii shidaalka ee dalka Iran kaasi oo jasiirada Gibraltar amartay in lasii daayo.

    Markabka Grace 1 ayaa siday shidaal gaaraya 2.1 milyan oo barmiil waqtigii laqabanayay oo ahayd 4โ€™tii bishii july, iyadoona looga shakiyay in shidaalkaasi uu u siday dowladda Suuriya.

    Labo todobaad kadib markii laqabtay markabka Grace 1, Iran ayaa dhankeeda gacanta ku dhigtay 19โ€™kii July markab sitay calanka dalka Britain, kaas oo ay ka qabatay marinka caalamiga ah ee Hormuz.

    Inkastoo qabsashada markabkaasi ay Iran ku sheegtay in uu ku xad gudbatay shuruucda caalamiga ah ee badda haddana waxaa la aamin sanyahay in ay jawaab u ahayd markabkii ay Brirain ka qabatay Iran.

    Xukuumada jasiirada Gibraltar ayaa sheegtay in ay hubiyeen in markabka Grece 1 uusan shidaal u sidin dalalka ay xayiraada saareen midowga yurub sida Suuriya.

    Balse jaiirada Gibraltar iyo dowladda Britain ayaana midna wali ka jawaabin hanjabaada kasoo yeertay dalka Mareykanka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.