Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mareykanka oo fariin culus u diray Dowladda Soomaaliya
    Somalia

    Mareykanka oo fariin culus u diray Dowladda Soomaaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirkii Qaramada Midoobaya ee Maanta lagu qabtay Magaalada New York ee uu ka qeyb galay Madaxweynaha Soomaliya ayaa waxaa fariin adag ka soo jeediyey Safiir ku-xigeenka Mareykanka ee Qaramada Midoobay.

    “An inclusive discussion of the National Consultative Council proposals on the constitution and elections is critical to ensuring such changes have broad popular support”.

    Taas oo macnaheedu yahay in kulamada la wada ay ahaadaan kuwo loo dhan yahay oo laga wada qeyb galo. Haddii kale wax ka beddelka Dastuurka iyo Doorashooyinku ay noqon doonaan kuwa aan loo dhameyn oo aan miro dhal noqon doonin. Beesha caalamkuna ay ka gows qabsan doonto.

    Waxaa cad in shirarkii Madasha gaar ahaan kii ugu dambeeyey uusan helin taageerada Beesha Caalamka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.