Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mareykanka oo ugu hanjabay Turkiga Cunaqabateyn
    Somalia

    Mareykanka oo ugu hanjabay Turkiga Cunaqabateyn

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 13, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xoghayaha Maaliyadda Mareykanka Steven Mnuchin ayaa uga digay Turkiga cunaqabateyn suurtagal ah inta lagu guda jiray, shir jaraaid oo ka dhacay Aqalka Cad Jimcihii.

    Wuxuu yiri “waan xiri karnaa dhaqaalaha Turkiga hadaan u baahanahay.” Markan, wuxuu sheegay in Mareykanka uusan shaqeyneyn cunaqabateynta, laakiin madaxweynaha wuxuu bixinayaa “maamulo aad u muhiim ah” si cunaqabateyn lagu soo rogo.

    Mnuchin wuxuu yiri kuwani waa “cunaqabateyn aad u xoog badan”, “waxaanna rajeyneynaa inaysan ahayn inaan isticmaalno.”
    Shirkiisa jaraa’id wuxuu ku soo aadayaa xilli uu Turkigu gudaha u galay Suuriya iyada oo duqeyn xagga cirka ah lala beegsaday xoogagga Kurdiyiinta Mareykanka ee taageera. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 70,000 oo qof oo ku nool waqooyiga Siiriya lagu qasbay inay cararaan sababa la xiriira weerarka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.