Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mareykanka oo wada-hadal siinayay Dowladaha Masar, Sudan iyo Ethopia
    Somalia

    Mareykanka oo wada-hadal siinayay Dowladaha Masar, Sudan iyo Ethopia

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 5, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Mareykanka ayaa barri oo Arbaca ah lagu wadaa inay kulan qorsheysan u qabato Dowladaha Masar,Sudan iyo Ethiopia si loo baaro loona dhameeyo khilaafka ka taagan biyaha Webiga Niil.

    Xukuumadda Al-Qaahira ayaa horey u dalbatay in arrinta xiisadda biyaha Niil loo helo gacan Afraad oo dhex dhexaad ka noqota.

    Masar ayaa rumeysan in biyo-xireenka ay dhisayso Ethiopia uu horseedi doono inay yaraadaan biyaha Niil ee dalkeeda soo gaara.

    Dowladaha Masar iyo Ethopia ayaa ku fashilmay inay heshiis gaaraan kulankoodii ugu dambeeyay, waxaana muddooyinkii ugu dambeeyay ay hawada isu marinayeen Hadalo kulul.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.