Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mareyknaka oo beeniyay in ciidamado uu kala baxayo Kuuriya Koonfureed.
    Somalia

    Mareyknaka oo beeniyay in ciidamado uu kala baxayo Kuuriya Koonfureed.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Pentagon’ka Mareykanka ayaa maanta oo khamiis ah beeniyay war kasoo baxay warbaahinta Kuuriyada Koonfureed, kaas oo ah in Mareykanku uu qorsheenayo in uu dhimo ciidamadiisa ka jooga Kuuriyada Koonfureed.

    War lagu daabacay wakaalada wararka ee Kuuriyada Koonfureed ayaa lagu sheegay in dowladda Mareykanka ay qorsheenayso in ay dhinto ciidamadeeda ka jooga Kuuriya Koonfureed haddii aysan aysan kordhin qarashaadka ay siiyaan ciidamada Mareykanka.

    Mareykanka ayaa xukuumada Seoul ka dalbaday in ay ka dhigto qarashaadka ay siiso ciidmadiisa $5,bilyan, taas oo shan jibaar kabadan inta ay horay u bixin jirtay.

    Balse, afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Mareykanka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in Mareykanka uu yareenayo ciidamadiisa ka joogo dalka Kuuriyada Koonfureed.

    Madawaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa tan iyo markii uu xafiiska yimid waxa uu dhawr jeer dal baday in sara loo qaado qarashaadka ay Kuuriya Koonfureed siiso ciidamadiisa ka joogo dalkaasi.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.