Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Markab Xoolo siday oo dib loogu soo celiyay Dekeda Berbera
    Somalia

    Markab Xoolo siday oo dib loogu soo celiyay Dekeda Berbera

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Markab siday Geel dhan 1634 Neef oo kasoo anba baxay Dekeda Berbera,ayaa laga celiyay Dekeda Jidah ee Sacuudi Carabiya.

    Waxaa lagu amray Markabka in uu soo maro Wado sax ah iyo habraac la aqoon san yahay.

    Aqoonsiga laga rabo waa midka Dowlada Somaliya ee la aqoonsan yahay.

    Safaarada Somaliya ee Sacudiga ku taal,ayaa horay ugala hadashay Ganacsatada Somalida ee xoolaha kasoo dhoofsada Berbera in ay maraan habraaca la aqoonsan yahay ee Dowlada Federaalka Somaliya.

    Somaliland waxay bixisaa aqoonsi calaamadeedu ay saaran tahay oo aan la aqoonsanayn,waana midaas mida dhibka keenaysa.

    Dhawr mar ayay arintan oo kale horay ugu dhacday Ganacsatada Berbera wax kasoo dhoofsata.

     

    Halkan ka akhriso:-

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.