Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Masar ma waxay Ciidan ku daraysaa hawlaglka Midowga Afrika Ee Somaliya?
    Somalia

    Masar ma waxay Ciidan ku daraysaa hawlaglka Midowga Afrika Ee Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxwaynaha Masar,waxa uu cadeeyay in Wadankiisu diyaar uyahay qayb in uu ka noqdo Ciidamada Nabad ilaalinta ee Midowga Afrika ee Somaliya ka hawlgalaya Sanadka danbe.

    “Waan jecelnahay in aan qayb ka noqono Ciidamada Midowga Afrika ee Sanadka danbe loo cusboonaysiinayo mudada ay sii joogayaan Somaliya,maadaama aan ka mid nahay Midowga Afrika,balse wax kasta,waxay ku xiran yihiin rabitaanka Wadanka Martida loo yahay.”Ayuu yiri MW Masar.

    Sida Warar kale sheegayaan Masar ma gayn doonto Ciidamo Somaliya kaliya,waxay ku koobnaan doontaa Saadka.

    Xasiloonida Siyaasadeed ee Somaliya Dan uguma jirto in Masar Ciidan ku darto hawlgalka Midowga Afrika ee Somaliya.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/08/nY8e04nacIHQ9QFj.mp4

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.