Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mashruuca ballaarinta Dekeda Bosaso oo loosoo jeedinayo dhaliilo waa weyn
    Somalia

    Mashruuca ballaarinta Dekeda Bosaso oo loosoo jeedinayo dhaliilo waa weyn

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhaliilo waa weyn,ayaa loosoo jeedinayaa hab dhismeedka uu ku bilowday Mashruuca Balaarinta Dekeda Bosaso.

    “Waxay ahayd in lagu bilaabo Dhagax marka ugu horaysa,kadibna Shubka lagu xijiyo”Ayuu yiri mid ka mid ah Ragga Gacanta ku haya Shaqada.

    Dhaliishu waa in aysan Shirkada wax dhisaysaa sidii loogu talagalay uwadin dhismaha oo waxeedu yihiin iga gaarsii berri wax kasoo noqon doonaan.

    “Waxba kama duwana Ciidii Ganacsatadu ku badbadiyeen Doontii Xamuulkasiday ee ku soo caariday Dekada dhinaceeda Shan Sano ka hor”Sida ay qabaan Ganacsatada Bosaso qaar ka mid ah.

    Waxaa kaloo la dhaliilayaa Shirkada la siiyay Qandaraaska khibradeeda Shaqo.

    Wal-walka jira waa in Ciidan lagu shubayo Badda ay uguurto dhanka hada shaqaynaya ee Doonyaha iyo Maraakiibtu kusoo xirtaan ee Dekeda.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.