Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa dhaliyay Mudaahaaraadyada Shacab Ee Kenya?
    Somalia

    Maxaa dhaliyay Mudaahaaraadyada Shacab Ee Kenya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 18, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Kenya,ayaa meesha ka saartay qaar ka mid ah qoddobo ku jiray hindise-sharciyeed cusub oo dhanka Maaliyadda ah, kaas oo jaha-wareer ka dhaliyay gudaha Dalka.

    Waxyaabaha Dadku ka horyimaadeen waxaa ka mid ah Canshuur kordhin gaaraysa 16% oo la dul saaray burka ama daqiiqda. Booliska ayaa dad ka dibedbaxayay arrintaan u adeegsaday gaaska indhaha ilmada ka keena, iyadoo tobannaan qofna ay xabsiga dhigeen.

    Tan iyo markii la doortay Madaxweynaha Kenya William Ruto Sanadkii 2022-ka, waxa uu sameeyay tallaabooyin dhowr ah oo canshuur kordhin ah, waxaana uu u sababeeyay in dalka deyn fara badan lagu leeyahay,isla markaana uu doonayo in Kenya ay isku filnaato.

    Hase-yeeshee dadka,ayaa ka sheeganaya Canshuurta tirada badan, culeys iyo sare u kac ku yimid waxyaabaha quutul-daruuriga ah,iyagoo doonaya in hadda guud ahaan hindisahaan dhanka maaliyadda ah meesha laga saaro.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.