Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa dhexmaray Madaxweyne Faroole iyo Waxgaradka Nugaaleed?
    Somalia

    Maxaa dhexmaray Madaxweyne Faroole iyo Waxgaradka Nugaaleed?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Faroole oo lasoo hadlayay waxgarad kasoo jeeda Garowe,ayaa soo gaarsiiyay in aysan dagaal danbe gelin,sababahan awgood…

    1.Magaca Beesha oo la sii naco,isla markaana Dekanada oo sii badata oo Harti oo dhan idin dakanaystaan.

    2.Magaalada oo dhaqaale ahaan burburta,loona arko Magaalo reereed oo ay hantidooda iyo maalgalintooda kala baxaan Bulshooyinka kale.

    3.Dad kale oo si buuxda idin kaga aamin baxa.

    Madaxweyne Faroole,waxuu Waxgaradkaas usheegay in uusan imaanayn,sababtoo ah,Deni baan aqaan oo waxba ma yeelayo,hadii dagaal dhaco anoo jooga qayb in aan ka ahay ayay noqonaysaa.

    Xaqiiqdii waa talo Nin weyn oo masuul ah oo mudan in loo hakado.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.