Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa fududeeyay Guulaha Israa’iil ka gaartay dagaalka Shiicada?
    Somalia

    Maxaa fududeeyay Guulaha Israa’iil ka gaartay dagaalka Shiicada?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Israa’iil,waxay ka dhisan tahay Sirdoonka oo ay kaga horayso Wadamada Bariga Dhexe oo idil,waxayna ku hawlgalaan Tiknoolajiyad casriya oo sare.

    Israa’iil,waxay dhex gashay nidaamka Isgaarsiinta IRAN iyo kan Guud ee Shiicada ay taageerto ee Bariga Dhexe.

    Si gaar ah,waxayna ku guulaysatay in Taleefoono gaaraya 20-kun ay geliso Suuqyada Taleefoonada Lubnaan,kuwaasoo Dadka qaatay ay ku jireen taageerayaasha iyo Xubnaha muhiimka ah ee Xusbullaah.

    Dadka ay ku dishay ama dhaawac halis ah ay ku gaarsiisay Taleefoonada ay ku xiratay Aaladaha,waxaa ku jira Safiirkii IRAN oo fariin Telkiisa loogu soo diray ku Indho beelay.

    Sidoo kale,waxay Israa’iil ka dhex samaysatay Dad basaasiin ah oo xogaha si la hubo ugu soo gudbiya,waana mida keentay Gantaalka ay tuurto khasaaraha uu dhaliyo in ay ku xaqiijiso daqiiqado.

    Hawlgalka Israa’iil ee Bariga Dhexe ee haatan socda,waaa guulaystay,waxayna umuuqataa in amnigeedu 80% khatartii ku wajahnayd la burburiyay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.