Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa ka dhalan karra go,aanka Kenya xariirka ugu jartay Soomaaliya ? (Warbixin)
    Somalia

    Maxaa ka dhalan karra go,aanka Kenya xariirka ugu jartay Soomaaliya ? (Warbixin)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Dowladda Kenya ayaa dalkeeda kasoo Eriday Safiirka Soomaaliya u joogay Nairobi Maxamed Axmed nuur Tarsan, kaas oo maanta barqadii soo gaaray Magaalada Muqdisho.

    Eryidan ayaa timid kaddib Markii Kenya ay ku dhawaaqday inay Dowladda Soomaaliya ku xad-gudubtay Hantida Dadka Reer Kenya, Sidoo kalena ay beec geysay Shidaalka iyo Macdanta ku jirta Badda lagu muransan yahay.

    Xoghaya Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha dibadda Kenya Macharia Kamau, oo shir jaraaโ€™id ku qabtay Nairobi xalay fiidkii, ayaa sheegay in Soomaaliya ay tahay Cadowga Kenya kaddib markii ay Soomaaliya dhul badeedkeeda ku darsatay ceelal shidaal oo uu muran ka taagan yahay sida ay hadalka u dhigtay Kenya.

    Hadaba, Saameyn intee leโ€™eg ayay Soomaaliya ku yeelanaysaa Go,aanka Dowladda Kenya ay xariirka ugu jartay Soomaaliya ?

    Dhageyso Warbixin ay idinkaga Diyaarisay Idil News.

    WARBIXIN XASAASI AH.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.